Hargeysa- (Himilo )Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Iyo dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Alle Haw Naxariistee Marxuum
Maxamed Saleebaan Tubeec, oo ku geeriyootay dalka jarmalka, Eheladii Iyo Asxaabtii iyo bahda fanka iyo ummadda Somaliland iyo inta Afsomaliga ku hadasha Samir Iyo Iimaan ILAAHAY Haka Siiyo, marxuumkana illaahay Janatul Fardowsa hoy ha uga yeelo.
AAMIIN………………AAMIIN…………….AAMIIN
Himilomedia.comHargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment