Wednesday, April 23, 2014

DAAWO: SH.Aadan Siiro sida loogu soo dhaweeyey Hargeysa iyo khudbadii uu jeediyeyba

Hargeysa (Himilo) Sh.Aadan X Maxamuud (SH.Aadan Siiro ) oo muddo hawlo caafimaad ugu maqnaa dalka malaysiya ayaa dib ugu soo laabtay dalka somaliland.

Sh.Aadan Siiro waxa uu ka soo dagey gagida diyaaradaha ee cigaal internation airport ee magaalada hargeysa, waxaana si diiran sheekha u soo dhaweeyey dadweyne tiro badan.

Intaasi ka dib sh.Aadan siiro ayaa u mahad naqay dadweynihii soo dhaweeyey waxaanu ka xogwaramaya xaaladiisa caafimaad.

HALKAN KA DAAWO


Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment