Hargeysa (Himilo)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir oo Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaarada Warfaafinta ayaa ka Waramay kaalinta Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada Madaxa banaani ay ku leeyihiin XuskaWasiirku waxa uu ka hadlay Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May iyo Doorka kaga beegan Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada Madaxa banaan.
Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Waxa uu sheegay in Warbaahinta Dawliga ha iyo ta madaxa banaanba looga baahan yahay inay si Mug leh u soo bandhigaan Marxaladihii uu qarankani soo maray Muddadii uu Jiray.
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/Cukuses.mp3"][/audio]
Himilo Media/Hargeysa
No comments:
Post a Comment