Sunday, May 25, 2014

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Magacaabay Xubnaha Gudiga Fulinta

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay xubnaha gudiga fulinta xisbiga fulinta ee xisbiga kulmiye yeelan doono shanta sano ee soo socota.

Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga kulmiye oo uu ku cadaynayo magacaabista gudiga fulinta halkan ka akhriso.




Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed


Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-


1.     Dr. Xuseen Maxamed Xoog


2.     Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar


3.     Eng. Cabdiqaadir Iiman


4.     Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)


5.     Bulbul Cabdi Madoobe


6.     Axmed Cabdi Xuseen


7.     Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)


8.     Carab Nuur Xandule


9.     Fu’aad Aadan Cadde


10.    Garayaqaan Maxamed Jaamac


11.    Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)


12.    Jaamac maaxamuud Cigaal


13.    Shariif Abokor Dhuux-yare


14.    Cabdinajax Siyaad Cabdi


15.    Maxamed Cabdi Iskeerse


16.    Canab Cumar Ileeye


17.    Maxamed Faarax Xirsi


18.    Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye


19.    Baashe Yuusuf Axmed


20.    Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa


21.    Dr. Axmed Cumar Maax


22.    Ilhaan Maxamed Jaamac


23.    Ibraahin Aadan Qaalib


24.    Axmed Xuseen Oomane


25.    Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)


26.    Mahdi Xuseen Caddare


27.    Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi


28.    Prof. Cabdi Cali Jaamac


29.    Sahal Cali Cartan


30.    Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)


31.    Cali Siciid Raygal


32.    Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)


33.    Axmed Aw Cabdi Shaacir


34.    Dalays Shire Faarax


35.    Aniisa Nuur Cigaal


36.    Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).


 


        Allaa                           Mahad                     Leh


            


 


                  Mudane, Muuse Biixi Cabdi


               Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE




Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment