Sunday, June 22, 2014

Gudida Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Oo Iska Fogeeyey Go'aankii Uu Muuse Biixi Qaatay Ee Xalka Khilaafkii Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Himilo) Ururka dhalinyarada beesha subeer awal ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay waxay kaga hadleen qorshohooda ku wajahan go'aanka uu qaatay  guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ee uu ku aqbalay heshiiska xalka lagaga gaadhay khilaafka xisbiga kulmiye.

war-saxaafadeedka dhalinyarada beesha subeer Awal oo dhamaystiran ayaa waxa uu u dhignaa sidatan:-

 

war-saxaafadeed dhalinyarada subeer awal

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment