Briet Lodwijk oo ah wakiilka Midowga Yurub ee Kenya, ayaa sheegay inay Feker ahan la qabaan madaxweyne Uhuru Kenyatta hadalkaas uu ku sheegay in weerarkii Mpeketoni uu ahaa mid siyaasadeed, isla markaana ay uurtagal tahay in xiisada dalka ka jirta ay sabab u tahay rabashadaha ka dhacay deegaamadaas.
‘‘Waan ku raacsanahay madaxweynaha Kenya dhibkii ka dhacay Mpeketoni sababeen hadalada cunfiga ah ee siyaasiyiinta mucaaradku ku hadlayaan,’’ ayuu yidhi danjire Briet oo intaas raaciyey, “Hadalada noocaas ah ma caawinayaan dal dagaal ugu jira sidii ay xasiloonidooda usoo ceshan lahaayeen.”Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment