Hargeysa (Himilo)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo ay maalmahanba ku marayeen Dalka Jabuuti iyo Xuduudka Somaliland ilaa Saylac oo ay wasiiradu u tageen hirgelinta waddado Isku-xidhaysa magaalooyinka Saylac iyo Lawya-cado ee xuduudka Somaliland la wadaagto Jamhuuriyadda Jabuuti..

Sidoo kale wasiirku waxa uu si adag uga hadlay Fara-gelinta ay Maamulka Puntland iyo Somaliya oo is kaashanayaa ay ku hayaan Xuduuda Somaliland
Halkan ka dhegayso
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/xirsi.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment