Kooxda ayaa la sheegayaa in ay Labisan yihiin Dhar iskugu jira Tuute iyo Dhar caadi,waxaana Goobta ka socota Rasaas Xoogan.Warar Hor dhac ah ayaa sheegay in Kooxda Weerartay Xarunta TV,ga ay yihiin Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland.
Wixii warar ah ee kasoo kordha Ciidamada Gudaha u galay Xarunta TV-ga maamulka Puntland waxanu idiinku soo dudbin doonaa wararkayaga dambe insha allah.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment