Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ahaa hogaamiyayaasha labada garab ee xisbiga Kulmiye ee hore khilaafku uga dhaxeeyey ayaa maanta mar kale heshiis ka gaadhay hadhaaga khilaafkaasi.
Heshiiskan dhex maray hogaamiyeyaashan ayaa ku qabsoomay qasriga madaxtooyada gaar ahaana shirkii golaha wasiirada, ka dib markii uu ka qayb galay Muuse Biixi.
Bal haddaba heshiiskaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalaha lagu heshiiyeyba waxa ka war bixiyey masuuliyiintaasi waana kan:-
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/08/Guul-muhiima-oo-laga-gaadhay-Loolankii-Xisbiga-Kulmiye-Maanta-.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment