Guddidan ayaa ka dambaysay markii uu dhawaan khilaf Xoogan soo kala dhex galay Hoggaanka sare ee Ururka SOLJA, taas oo dhawaan la turxaan Bixiyey, isla-markaana Guddidii Hawshaas isu xilqaantay ku taliyeen in degdeg shirweynaha Ururka loo gudo galo.Shirweynaha ayaa abaabulkiisa loo xilsaaray toddoba xubnood oo ka mid ah Warbaahinta Somaliland kuwaasi oo magacyadoodu yihiin sida hoos ku qaran.
1.Axmed Xuseen Warsame
2.Cabdifataax Caydiid
3.Najax Adan Cunaaye
4.Maxamed Yusuf Ilkacase
5.Maxamuud Cabdi Jaamac
6.Yaxye Sheekh Ismaacil
7.Salma Cabdiraxmaan
Himilo Media
No comments:
Post a Comment