
Xasan Xanafi Xaaji ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Nairobia xili uu doonayey in uu ka Dhoofo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nirobi,iyadoona Wararku ay sheegayaan in Sirdoonka Kenya ay qabteen.
Xasan Xanafi Xaaji ayaa ka mid ah Saraakiisha Al-shabaab,waxaana uu ahaa Saxuufi sanado ka hor la shaqeeyay Idaacadii Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho.
Waxaana mar danbe uu ku biiray Warbaahinta Al-andulus ee Afka Al-shabaab ku hadashay,iyadoona lagu Eedeeyey in uu qeyb weyn ka qaatay Dilalka Wariyaal lagu dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment