Masuuliyiin ka tirsan dowlada Albania ayaa sheegay in dadka ay gacanta ku dhigeen lagu qabtay Magaalada xebeedka Valona ee dalkaasi Albania.Muhaajiriinta la qabtay ayaa tiradooda ay dowladu ku sheegtay 40-qof oo 5 ka mid ah laga shakisanyahay in ay qabaan cudur sidaha ebola oo la xaqiijiyay in ay u dhinteen dad ka badan 1000 qof.
Laamaha Boliiska ayaa intaasi ku dartay in dadka la qabtay ay ka soo kala jedaan wadamada Soomaaliya, Eratria baadhitaan caaafimad lagu wado dadka la tuhmayo in ay qabaan Cudurka ebola.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment