Dawladda Turkiga ayaa noqotay Xukuumadii ugu horeysay ee Islaam ah oo gar-gaar caafimaad u fidisa dhaawacyadda Falastiin, waxana lasoo qaaday Boqolaal Dhaawacyo cululs qaba oo ku ildarnaa Magaalada Qaza.Shacabka Gaza ee Falastiin ayaa u mahad-celiyay Xukuumadda Turkiga,waxayna ku booriyeen Dawladaha kale ee Muslimiinta sheegta inay qaataan Geesinimadda ay ku dhaqaaqeen Dawladda Turkiga.
Waxaa xusid mudan Isbitaaladda dhaawacyadan la keenay ee gudaha Turkiga ku yaal,waxaa soo buux-dhaafiyay Turkiyiin dhiig u shubaya Walaalahood Falastiiin ee Cadowga Yuhuudda ku xasuuqayo Gaza,inkastoo ay hadda ogaalaadeen xabad-joojin,kadib markii ay muddo 35-cisho ah ay ku guuldareysteen inay qabsadaan magaaladda Gaza oo ay difaacayeen Mujaahidiinta Ururka Xamaas.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment