Wednesday, August 6, 2014

Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Wargaliyey Mudanayaasha In Kal-fadhigii 25aad Uu Furmi Doono Maalmaha Soo Socda

Hargeysa (Himilo) Xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ku wargaliyey in kal-fadhigii caadiga ahaa ee 25aad uu furmi doono maalinta sabtida ee taariikhdu tahay 09.08.2014.

cabdirisaaq siciidQoraal uu soo saaray Xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa  uu u dhignaa sidan:-

fadhigii 25

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment