Madaxweynaha iyo weftigiisa waxay ka qaybgalayaan shir caalami ah oo lagu qabanayo magaalada London, oo ku saabsan kor u qaadista ganacsiga.
Madaxweyne Silaanyo ayaa warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee madaarka Egal International Airport ee Caasimada Hargeysa isla markaana faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkani iyo ahmiyada shirka caalimiga ah ee ay kaga qaybgalayaan London.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/10/Madaxweynaha-oo-Dalka-ka-dhoofay-maanta-.mp3"][/audio]







Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment