Monday, November 3, 2014

DAAWO: Xuska Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Si Weyn Loogu Dabaaldagay

Hargeysa (Himilo) Xuska sanad guuradii 21aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka booliska somaliland ayaa maanta lagu qabtay taliska guud ee ciidanka booliska ee caasimada hargeysa.

xuskan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay madaxweyne Silaanyo iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/11/Khudbada-Madaxweynaha-ee-Sanad-Guurada-Boolsika-Somaliland-.mp3"][/audio]

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA XUSKA

DSC_0244 DSC_0239 DSC_0228 DSC_0220 DSC_0207 DSC_0185 DSC_0178 DSC_0168 DSC_0157 DSC_0148 DSC_0144 DSC_0140 DSC_0102 DSC_0096 DSC_0061 DSC_0057 DSC_0026 DSC_0023 DSC_0022 DSC_0019 DSC_0017 DSC_0016 DSC_0010

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment