Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradiisa ayaa kormeer ku soo maray xarumaha warbaahinta dawlada iyo kuwa madaxabanaan qaarkood.
Madaxweynuhu intii uu ku gudo jiray kormeerkani waxa uu hadal ka jeediyey telifishanka qaranka somaliland.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/11/Kormeerka-Madaxweynaha-JSL-Mudane-Axmed-Maxamed-Silaanyo.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/11/Dardaaranka-MADAXWEYNAHA-EE-SAXAAFADA-UU-U-JEEDIYEY-.mp3"][/audio]
DAAWO SAWIRADA KORMEERKA MADAXWEYNAHA
[gallery columns="4" ids="10873,10874,10875,10876,10877,10878,10879,10880,10881,10882,10883,10884,10885,10886,10887,10888,10889,10890,10891,10892,10893,10894,10895,10896,10897,10898,10899,10900,10901,10902,10903,10904,10905,10906,10907,10908,10909,10910,10911,10912,10913,10914,10915,10916"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment