Hargeysa (Himilo) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa maanta hortagey fadhigii golaha wakiilada Somaliland, mudanayaashii ka soo qayb galay fadhigan ayaa wasiirka weydiiyey su'aalo ku saabsan odoroska miisaaniyad sanadeedka 2015 oo hore uu golaha ugu soo gudbiyey.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment