
Ma jirto ilaa iminka cid wax ku noqotay Mudaharaadkan oo ay markii dambe ciidamada Boolisku kala didinta dadkaasi ay ka hawl galeen.
Xadhigga Guddoomiyihii hore ee Golaha Degaanka Borama, ayaan si cad loo haynin kiiska loo haysto, balse saraakiil ka tirsan Maamulka Gobolkaas ayaa warbaahinta qaarkeed u sheegay inuu ku Hawllanaa arrimo Nabadda ka dhan ah.
Dadweynaha Reer Borama ayaa si weyn uga cadhooday Xadhiga Duqaas Hore, waxana si weyn loo adkeeyey Ammaanka Magaalaada iyadoo ciidamo tiro baddana la geeyey xarunta Gobolkaas ee Borama.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment