Monday, February 2, 2015

DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo La Wareegtay Hubkii Sharci-darada Ahaa Ee Saarnaa Markabkii ku Soo Xidhay Dekeda Berbera

Berbera (Himilo)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa faahfaahin ka bixiyey go'aanka xukuumada somaliland ka qaadatay Hubkii sharci-darada ahaa ee saarnaa markab dhawaan ku soo xidhay dekeda Berbera iyo waliba Markabkii siday hubkaasi.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment