
Rubuc dhamaadka ama Quarter Finalka ayaa waxaa isugu soo hadhay hadda 8 waddan oo kala ah- Somaliland, Ghana, Uganda, Ivory Coast, Cameroon, Burundi, Morocco iyo Senegal , kuwaas oo ku kala bixi doona heerka Isreeb reebka tooska ah oo Sabtida inagu soo socota ee 6 da June, lagu ciyaari doono garoomada taxan ee West Ham Memorial Grounds.
Halkan kaga bogo Group-kasta kooxaha ka hadhay iyo kooxaha ka soo baxay:-
Group A: Sierra Leone, Zimbabwe, Ethiopia, Morocco iyo Senegal.
Soo baxay: Morocco iyo Senegal
Hadhay: Zimbabwe, Sierra Leone, Ethiopia,
Group B: Nigeria, Rwanda, Kenya Burundi iyo Somalilnad
Soo baxay: Somaliland iyo Burundi
Hadhay: Nigeria, Rwanda iyo Kenya
Group C: Cameroon, DR Congo, Tanzania, Ivory Coast and Guinea Bissau
Soo baxay: Cameroon iyo Ivory Coast
Hadhay: DR Congo, Tanzania iyo Guinea Bissau
Group D: Uganda, Zanzibar, Zambia, South Africa iyo Ghana.
Soo baxay: Uganda iyo Ghana
Hadhay: Zanzibar, Zambia, South Africa
Sidii Loo Wada Ciyaaray iyo Xulalku siday u soo Kala Guuleysteen

Hargeisa-somaliland
No comments:
Post a Comment