Muqdisho July 26, 2015(Himilo)-Magaalada Muqdisho waxaa goordhaweyd ka dhacay qarax ismiidaamin ah qaraxaasi ayaa lala beegsaday huteel Jaziira.
Qaraxan ayaa ah kuwo ismiidaaminta oo Gaadhi weyn ku xidhnaa, khasaaraha uu qaraxani sababay ayaa oo si dhab loo shaacin iyadoo wararkuna ay sheegayaan in ay ku dhinteen ilaa 15 qof dhaawacuna intaasi ka badanyahay
Dhismaha Hotelka waxaa soo gaadhay khasaare xoogan waxaana burbur gaadhay qaybo ka mida Hotel.
Hotel Jazeera ayaa ah Hotel ay inta badan isticmaali jireen madaxda dowladda federaalka, Sarkiisha, Madaxda Hay’adaha iyo siyaasiyiinta.
HimilomediaMuqdisho Office
No comments:
Post a Comment