Hargeysa (Himilo)-Guddida jaamacada Hargeysa ayaa soo saartay go'aan ka kooban lix qodob oo si lagu wajahayo xaalada jaamacada hargeysa isla markaana dhigaya in dib loo furo jaamicada, iyo in dib loo eego fal dambiyeedyadii ka dhacay jaamacada iyo waliba xil ka qaadista macalimiinta qaarkood halka guddidu ka aqbashay iscasilaad guddoomiyihii iyo ku xigeenkii jaamicada, warkaas oo faahfaahsan daawo.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment