Sheffield (Himilo)- Golaha Deegaanka magaalada Shiffield ee dalka Ingiriiska oo maanta isugu yimi Fadhi ay kaga doodeen Mooshin ku aaddan taageerada Aqoonsiga Somaliland oo Xildhibaan ka tirsan Golahaasi u soo gudbiyey, ayaa dhammaantood u codeeyey inay taageero buuxda la garab taagaan yihiin Shacbiga iyo xukuumadda Somaliland inay boqortooyada Ingiriiska ku cadaadiyaan si ay u aqoonsan lahayn Somaliland.
HALKAN KA DAAWO
Himilo Media Group
Sheffield, UK
No comments:
Post a Comment