Saturday, May 3, 2014

Dab xoog leh oo khasaare ba'an u geystay kaalinta shidaalka ee kaah oo ku taala bariga magaalada hargeysa

Hargeysa (Himilo) Dab xoog leh oo ka kacay kaalinta shidaalka ee kaah ayaa khasaare ba'an u geystay kaalintii shidaalka ee kaah, super marketkii iyo gaadiid kala duwan oo aan illaa hada tiradooda la xaqiijin.

dab kaahDabkan oo ka dhashay booyad shidaal ku shubaysay haamaha shidaalka ee kaalinta kaah.

Dabkan ayaan illaa hada la cadeyn khasaaraha dhabta ah ee uu u geystay mood iyo noolba, balse dadweynaha, ciidanka booliska  iyo dawlada hoose ayaa u gurmaday kana hawlgalay bakhtiinta dabkani.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment