Dabkan oo ka dhashay booyad shidaal ku shubaysay haamaha shidaalka ee kaalinta kaah.Dabkan ayaan illaa hada la cadeyn khasaaraha dhabta ah ee uu u geystay mood iyo noolba, balse dadweynaha, ciidanka booliska iyo dawlada hoose ayaa u gurmaday kana hawlgalay bakhtiinta dabkani.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment