
Madaxweynaha Yemen ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Generaal Maxamed Al Makdishi oo ahaa Taliyihii ciidamada Yemen ee magaalada Amran oo ay todobaadkan la wareegeen xoogaga Shiicada ah ee Xuuthiyiinta.
Tilaabooyinka xilalka looga qaaday taliyayaasha ciidamada ayaa kusoo beegmaysa xili dowlada Yemen ay dagaal laba dhinac ah kula jirto xoogaga Al Qacida ee koonfurta dalkaasi ka dagaalamay iyo xoogaga Shiicada oo Waqooyiga ka dagaalamaya, labadaasi kooxood ayaa maalmihii lasoo dhaafay gaadhay guulo dagaaladii ay la galeen ciidamada dowlada Yemen.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment