Maamulka iyo Hawlwadeenada Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifatiraha guud Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Axmed(Walaaleeye ) Caydaruus Sh Cumar Geedi, Axmed Cumar Axmed, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdiwahaab Aadan Cali waxay dhamaantood hambalyo dhalasho u dirayaan qoyska
Cabdi Cali Haybe iyo Layla Sacad Cismaan oo wiil ugu dhashay caasimada Hargeysa 03.08.2014 Wiilkaasi oo loo bixiyey Ismaaciil Cabdi Cali waxaanu ugu ducaynaynaa in ilaahay ka dhigo kii diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisa wax tara Aamiin………..Aamiin………Aamiin.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment