Mashiintan ayaa ah tii ugu horreysay ee laga isticmaalo caasimadda, waxaana lagu dhex rakibay meel hoteel ah, iyadoo dadweynuhuna kusoo buuqeen, waxana in badan oo kamid ahi daawashadooda uga gol lahaayeen fahanka isticmaalkiisa.Qalabkan oo ay leedahay Bangiga Salaam, ayaa macaamiisha u oggolaanaya inay la baxaan lacag caddaan ah oo Doolar-ka Mareykanka ah.
Adeeggan ayaa isagu ka jira Magaalada Hargeysa oo muddo ka hor laga hirgeliyey, waxana ay Reer Muqdisho u noqonaysaa Markii ugu horraysay ee ay adeegan ku dhex arkaan Caasimadooda uu burbur badani naafeeyey.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment