Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa xukuumada ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dalka ingiriiska, kulankaasi oo aanay warbaahintu ka qayb galin ayaa sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii lagaga wada hadlay waxa ka warbixiyey wasiirka arrimaha dibada somaliland Maxamed Biixi Yoonis.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/11/Codka-Kulanka-Madaxweynaha-iyo-Weftiga-Ingiriiska.mp3"][/audio]

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment