
Lamaahan oo la sheegay inay da'yar ahaayeen, ayaa Salaasadii toddobaadkan (Dorraad) la garaacay illaa ay ka dhinteen, taasoo ay ka qeybgaleen Boqollaal qof oo ku nool deegaan yar oo ku yaalla dalka Pakistan, oo qiyaastii 60-KM u jirta magaalada Lahore.
Waxaa Lamaanahan lagu eedeeyay inay aflagaaddeeyeen Kitaabka Qur’aanka Kariim ka ah. Waxaana arrintaas maanta bannaan-bax ay ku diiddan yihiin, isla markaana kaga soo horjeedaan ka sameeyey magaalada Lahore illaa 200 oo qof oo ah dad Masiixiyiin ah, kuwaasoo ka cadheysnaa tallaabada dilka ah, waxaanay dalbadeen in is-beddel lagu sameeyo sharciyadda aflagaaddeynta Diimaha ee dalkaasi.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment