
Ilaa iyo Haatan lama sheegin cidda Bixisay Amarka lagu soo daayey Wariyayaashan oo xadhigoodu xukuumadda ku kiciyey Mucaaridad ballaadhan oo kaga timi Bahda Saxaafadda, waxase lasii daayey iyadoo aan wax Maxkamad ah la horgeynin.
Wariyayaashan Ayey Hore Ay Xukuumada Talada Haysaa Xabsiga U Taxaabtay Ka Dib Markii Ay Soo Gudbiyeen Warar Ku Saabsan Dad Gubaya Calanka Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye, waxana warkaas si weyn uga cadhooday Xukuuumadda, gaar ahaan Badhasaabka Gobolka Gabiley oo ku baaqay in xadhig lala tiigsado.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment