Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha xaalada gobolka awdal iyo xiisada ka aloosanba.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment