Burco (Himilo)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa warbaahinta uga waramay amar ka soo baxay madaxweynaha Somaliland oo ah gargaar degdeg ah oo xukuumadu u fidinayso gobolada Somaliland ee abaaraha iyo biyo la'aantu ka jirto, warkaasi oo faahfaahsan halka ka daawo.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa office
No comments:
Post a Comment