Hargeysa (Himilo)-Wasiirkii Hore ee maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah musharixiinta ku loolamaya Xisbiga KULMIYE ayaa markii u horeysay ka hadlay taageero madaxwayne Siilaanyo u muujiyay Guddoomiyaha Kulmiye oo ka mida musharixiinta ku hirdamaya Xisbigaasi.
Halkan ka Daawo Warka Cabdcasiis Maxamed Samaale.
https://www.youtube.com/watch?v=Rn4K4eeZ6ns
Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment