Monday, October 26, 2015

Musharax Samaale Muxuu Ka Yidhi Taageerada Madaxweyne Silaanyo Ee Musharax Muuse Biixi

Hargeysa (Himilo)-Wasiirkii Hore ee maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah musharixiinta ku loolamaya Xisbiga KULMIYE ayaa markii u horeysay ka hadlay taageero madaxwayne Siilaanyo u muujiyay Guddoomiyaha Kulmiye oo ka mida musharixiinta ku hirdamaya Xisbigaasi.

Halkan ka Daawo Warka Cabdcasiis Maxamed Samaale.

https://www.youtube.com/watch?v=Rn4K4eeZ6ns

Himilomedia

Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment