Saturday, May 10, 2014

Wasiir Xirsi oo soo kormeeray dhismaha wadada isku xidha magaalooyinka Oodweyne, Burco iyo Hargeysa

Hargeysa (Himilo) Wasiirka Madaxtooyada somaliland mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa soo kormeeray dhismaha wadooyinka isku xidha Burco,Oodweyne iyo Hargeysa oo muddooyinkan danbe si habsami ah u socotay.

xirsi kormeerka wadada oodweyne 1masuusiyiinta gacanta ku haysa dhismaha wadooyinkani ayaa warbixin ka siiyey wasiirka halka ay marayso hawshu.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Codadka-Wasiirka-Madaxtooyada-Wasiir-ku-xigeenka-Ganacsiga-iyo-Maxamuud-Aadan-Dheri-oo-Kormeeray-Wadada-Oodweyne.mp3"][/audio]

xirsi dhagaxdhiga dhismaha boolis burcoDhinaca kale wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi Cali X Xasan waxa uu dhagax dhigay dhismayaal cusub oo laga hirgalinayo qaybta booliiska ee magaalada burco.

wasiir Xirsi ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada dhismayaashan iyo ahmiyada ay u leeyihiin bulshada waxaanu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Dhagax-dhiga-wadada-Guryaha-Ciidamada-G.Togdheer.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment