masuusiyiinta gacanta ku haysa dhismaha wadooyinkani ayaa warbixin ka siiyey wasiirka halka ay marayso hawshu.HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Codadka-Wasiirka-Madaxtooyada-Wasiir-ku-xigeenka-Ganacsiga-iyo-Maxamuud-Aadan-Dheri-oo-Kormeeray-Wadada-Oodweyne.mp3"][/audio]
Dhinaca kale wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi Cali X Xasan waxa uu dhagax dhigay dhismayaal cusub oo laga hirgalinayo qaybta booliiska ee magaalada burco.wasiir Xirsi ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada dhismayaashan iyo ahmiyada ay u leeyihiin bulshada waxaanu yidhi:-
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Dhagax-dhiga-wadada-Guryaha-Ciidamada-G.Togdheer.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment