Hargeysa (Himilo) Saddexda xisbi qaran ee somalliland iyo gudiga doorashooyinka qaranka somaliland ayaa kulan gaar ah oo albaabadu u xidhan yihiin ku wada yeeshay xarunta gudiga doorashooyinka qaranka.
kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii ay labada Dhinac uga wada Socon lahaayeen Hawlaha Diwaan-gelinta Cod-bixiya-yaasha oo Dhawaan Lagu Wado inay Dalka ka Bilaabmaan. Markii Kulankaasi dhamaaday ayaa waxa warbaahinta uga waramay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe,
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/faysalaaaaaa-cali.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment