Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Himilo Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed, Agaasinka Xisaabaadka HMG Cabdiwahaab Aadan Cali, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Axmed Cumar Axmed, Cismaan Axmed Cismaan iyo dhammaan hawl-wadeennada Himilo Media Group, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Madaxa suuqgeynta iyo xidhiidhka bulshada ee Himilo Media Group:
Cabdilaahi Maxamed Axmed
Iyo Kawsar Maxamuud Muxumed

Oo xalay Arooskoodu Xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa. Waxa aanu leenahay Eebbe Qoyskiina ha u horseedo nolol badhaadhe ah ee Ubad kheyr Qaba kala hela. Aamiin…..Aamiin…..Aamiin
Himilomedia.comHargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment