Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Maareeyaha Cabdirashiid Ibraahim Cali, Tifatiraha Guud Khadar Iid Kaariye, Madaxa Suuqgeynta iyo Xidhiidhka Bulshada Cabdillaahi Maxamed Axmed, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed, Axmed Cumar Axmed, Caydaruus SH Cumar Geedi, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdi Cali Haybe, Cabdicasiis Cali Nuur iyo Siciid Food Muxumed waxay dhamaantood hambalyo farxad leh u dirayaan meherka wacan ee qoyska.
Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac
Leyla Ismaaciil Xasan
Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……Aamiin…….Aamiin
Himilomedia.comHargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment