Tuesday, August 19, 2014

HAMBALYO MEHER WACAN

Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Maareeyaha Cabdirashiid Ibraahim Cali, Tifatiraha Guud Khadar Iid Kaariye, Madaxa Suuqgeynta iyo Xidhiidhka Bulshada Cabdillaahi Maxamed Axmed,  Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed, Axmed Cumar Axmed, Caydaruus SH Cumar Geedi, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdi Cali Haybe, Cabdicasiis Cali Nuur iyo Siciid Food Muxumed waxay dhamaantood hambalyo farxad leh u dirayaan meherka wacan ee qoyska.

Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac


Leyla Ismaaciil Xasan


Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……Aamiin…….Aamiin

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment