Liiska waddamada dagaallamay:
Waddamada dagaalamay Magaca dagaalka Muddada Dhimasho
USA iyo Mexico Dagaalkii Xuduuda 1846----1848 29,000
Chile, Bolivia iyo Peru Dagaalkii Pacific 1879----1883 13,000
USA iyo Mexico Dagaalkii Xuduuda 1910----1918 100
Bolivia iyo Paraguay Dagaalkii Chaco 1932----1935 100,000
Soviet Union iyo Japan Dagaalkii lake khasan 1938----1938 1,300
Slovakia iyo Hungary Dagaalkii Xuduuda 1939----1939 66
Soviet Union, Mongolia, Japan iyo Manchukuo Dagaalkii Khalkhin Gol 1939----1939 16,000
Pakistan iyo India Dagaalkii 1. Xuduuda 1947----1948 3,000
South Korea iyo North Korea Dagaalkii Korea 1950----1953 24,19010
India iyo China Dagaalkii 1.Xuduuda 1962----1962 4,000
Pakistan iyo India Dagaalkii 2. Xuduuda 1965----1965 6,800
South Africa iyo Angola Dagaalkii Xuduuda 1966----1989 Lama hayo
India iyo China Dagaalkii Chola 1967----1967 5
Soviet Union iyo China Dagaalkii Xuduuda 1969----1969 Lama hayo
Pakistan iyo India Dagaalkii 3. Xuduuda 1971----1971 4,000
Vietnam iyo China Dagaalkii Xuduuda 1979----1990 Lama hayo
Iraq iyo Iran Dagaalkii Xuduuda 1980----1988 1—2 Million
Ecuador iyo Peru Dagaalkii Paquisha 1981----1981 10
Somalia iyo Ethiopia Dagaalkii Xuduuda 1982----1982 100
Pakistan iyo India Dagaalkii 4. Siachen 1985----1985 2,400
Burkinafaso iyo Mali Dagaalkii Agacher 1985----1985 179
India iyo China Dagaalkii Skirmish 1987----1988 Lama hayo
Thailand iyo Laos Dagaalkii Thai-Laos 1987----1987 1000
Mauritania iyo Senegal Dagaalkii Xuduuda 1989----1991 Lama hayo
Euador iyo Peru Dagaalkii Cenepa 1995----1995 450
Ethiopia iyo Eritrea Dagaalkii Xuduuda 1998----2000 70,000
Pakistan iyo India Dagaalkii Kargil 1999----1999 4,500
Israel iyo Lebanon Dagaalkii Sheba 2000----2006 30
India iyo Bangladesh Dagaalkii Xuduuda 2001----2001 20
Djibouti iyo Eritrea Dagaalkii Xuduuda 2008---2008 144
Cambodia iyo Thailand Dagaalkii Xuduuda 2008----2012 42
South Sudan iyo Sudan Dagaalkii Xuduuda 2012----2012 262,322
Cali cabdi coomay
Suxufi, qoraa ah.
B.A in Journalism
Hargaysa, Somaliland
calicoomay@hotmail.com
Baadhis iyo Xog-Ururin
No comments:
Post a Comment