Sunday, September 7, 2014

Madaxweyne Silaanyo Oo Guddoomiyayaasha Gobolada Iyo Maayirada Caasimadaha Gobolada Kulan La Yeeshay

Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay qasriga madaxtooyada guddoomiyeyaasha gobolada iyo maayirada magaalo madaxyada somaliland. Kulankan oo madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirada arrimaha gudaha iyo madaxtooyada ayaa lagaga hadlay arrimo door ah, kulankaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii lagaga wada hadlay halkan ka dhegayso. kulanka silaanyo  iyo badhasaabada, maayirada 7kulanka silaanyo  iyo badhasaabada, maayirada 1kulanka silaanyo  iyo badhasaabada, maayirada 7kulanka silaanyo  iyo badhasaabada, maayirada 6DHEGAYSO HADALLADA MASUULIYIIINTA

[audio mp3="http://somalilandpost.net/audio/kulanka.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment