Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay qasriga madaxtooyada guddoomiyeyaasha gobolada iyo maayirada magaalo madaxyada somaliland. Kulankan oo madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirada arrimaha gudaha iyo madaxtooyada ayaa lagaga hadlay arrimo door ah, kulankaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii lagaga wada hadlay halkan ka dhegayso.




DHEGAYSO HADALLADA MASUULIYIIINTA
[audio mp3="http://somalilandpost.net/audio/kulanka.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment