Hargeysa (Himilo) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali X Xasan oo weheliyaan Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay bilowga dhisme wado casri ah oo loo sameeynayo jaamicada hargeysa.
Dhismaha wadadani oo ay shirkad cusubi ku guuleeysatay ayaa loo dhisayaa qaab casri ah oo ka duwan qaabkii hore ee loo dhisi jiray laamiyada isla markaan 50% ka kharash yar amase ka jaban qiimaha lacageed.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/12/Codadka-Masuuliyiinta-iyo-WADADA-JAAMACADA-HARGEYSA.mp3"][/audio]
HALKAN KA DAAWO SAWIRADA
[gallery ids="12362,12361,12360,12359,12358,12357,12356,12355,12354,12353,12352,12351,12350,12349,12348,12347,12346,12345,12344,12343"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment