Arrinta ayaa saamayn ku yeelanaysa dadka Soomaalida ah ee aan haysan sharciga dalkan Maryaknka.

C/naasir Maxamed C/llaahi oo ah Sharci-yaqaan ka Hawlgala Gobolka Minnesota ee ay ku badan yihiin Soomaalida ku nool Mareykanka ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ugu Warramay Sharcigan iyo Ahmiyadda uu leeyahay.
Helista Sharcigan ayaa u baahan in lasoo buuxiyo codsiyo gaar ah oo loogu talo-galay sida uu faahfaahinayo sharci-yaqaan C/naasir Maxamed. Iyadoo Tallaabadan ayaa Rajo badan gelinayso dadka sida KMG-ka ah u joogay dalka Maraykanka.
Xukuumadda Washington ayaa go’aankan ku saleysa Xaalaadda ka taagan Somalia oo aan imika saamaxayn in hay’adaha socdaalka ee dalka Maraykanku ay dadka bilaa sharciga ah dib ugu celiyaan Soomaaliya.
Himilomedia.com
Hargeisa-somaliland
No comments:
Post a Comment