Mid kamid ah dhismaha oo ku yaalla magaalada caasimadda ee New Delhi oo ka kooban afar dabaq ayaa 10 qof oo shan kamid ah ay caruur yihin ay ku dhinteen.Saacado kadib ayaa sidoo kale dabaq ka kooban 12-Mandaradood oo dhisme weli ku socda soo dumay, ayna ku dhinteen lix qof.
Daraasiin dad ah ayaa lagu soo waramaaya in la la’ayahay iyadoo loo badinaayo in ay ku xaniban yihin burburka dhismaha, waxaana kooxaha gurmadka ay ku mashquulsan yihin soo badbaadintooda.
Himilo Meida
No comments:
Post a Comment