Thursday, June 12, 2014

Daawo: Aas Qaran Oo Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum MM Kastan

Hargeysa (Himilo)- Alle Naxariistii Janno ha ka waraabiyo ee Maxamed Maxamuud Kastan oo caan ku ahaa (MM Kastan), isla markaana ahaa Qoraa iyo Suxufi Ruug-caddaa ah oo ka mid ahaa xubnihii seeska u dhigay Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland, ayaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyey Xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga magaalada Hargeysa, ka dib markii uu shalay Fiidkii ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala  magaalada Hargeysa.

No comments:

Post a Comment