Jaaliyadda ayaa xilli horeba iska dhex magacowday guddi qabanqaabo oo mudaharaadka isku dubba ridda, taas oo ay isku dhaceen Safiirka dhawaan madaxweyne xasan u magacaabay dalkaasi ee Cumar cabdirashiid cali, kaas oo ku sugnaa magaalada minisota.8-da Bisha ayaa la filayaa Madaxweyne Xasan Culusoow inuu Magaaladda Minnessota kulan la qaato qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalidda ee Minnessota.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment